Raiisal Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Guddiga Dhaqaalaha Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin kooban iyo talooyin kaga dhagaystay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Dr Cali Ciise.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inuu dhiirgalinayo cilmibaarista dhaqaalaha ee ay guddigu wadaan – waxaana uu intaa raaciyay inay muhiim tahay in la adkeeyo wadashaqanta Guddiga iyo Gudi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Xukuumadda, si loo xoojiyo tayada iyo wadashaqeynta ha’yadaha maaliyadda ee dalka.

Related Articles

Stay Connected

0FansLike
3,804FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles