Gudoomiyha Gobolka Awdal ayaa Shahaado maamus ah Ardayad ka qalin bedeletay Jaamacadda Camuud.

Gudoomiye Tiimbaro Oo Maamuusay Arday Ka Qalin-jabisay Jaamacada Camuud.

Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamed Axmed Caalim (Tiimbaro) oo ay weheliyaan qaarkamida hawl-wadenada xafiiska gobolka ayaa maanta maamuusay Faadumo Carab Warsame oo dhawaan ka qalin-jabisay jamacada camuud.

Faadumo oo kamid ah hawl-wadeenada xafiiska maamulka gobolka Awdal ayaa qaadatay shahadada heerka labaad ee master-ta kuna takhasuustay culuumta maamulka iyo maareynta mashariicda.

Kulan kani dhiirigalinta ah ayaa noqonaaya kii ugu horeeyay ee lagu maamuuso shaqaale xafiis ee ka dhaca gobolada dalka.

Related Articles

Stay Connected

0FansLike
3,805FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles